26th April 2024  admin  Category :

Sheegashada SNMta ee dhulka Sool iyo Sanaag waa mid soo socotay tan iyo intii burburka dalka uu gallay. Beesha Isaaq ayaa dooneeysa ineey sameesato taariikh cusub, waxaana ayaan darro ah in iyaga oo ku dhex jira calool Daarood in ay maanta ku dhiiradaan ineey sheegtaan dhul Daarood. Waxaa taa u sahashay dadka oo aan welli si fiican ugu soo jeedsan iyo caada qaate maanta dadka magacooda ka bixinaya sawir qaldan oo Hargeeysa dhex fadhiya. Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Qofkii soo joog laga waayo, soo jeefsaa laga hellayaa” “Cagtii joogsan weeyda, marbeey ceeb la kulantaa” doqontu inta laga sii jeedo ayeey shaarbaha maliiqdaa, balse in laga xiiro ayaa xigi.

https://youtu.be/UdKqVIPY3qE

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*