26th April 2024  admin  Category :

Beelaha  Harti taageero ha siiyeen hogaamiyahan xalaasha ah ee reer khaatumo

Madaxweyne Ku xigeenka  Khaatumo mudane Bashiir Cismaan Cabdi xaashi,  Oo kamid ahaa Halgamayaashi Dagaaladii Lagu Difaacay gobolka Cayn Ku lahaa kaaalinta weyn oo maanta Loo Doortay Ku xigeenka Madaxweyne cagalule Ayaa Qudbad kulul  Jeediyay kadib Doorashadiisa.

https://youtu.be/XTO6MTVbkPI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*