26th July 2024  admin  Category :

Qarax ayaa ka dhacay maanta duhirkii afaafka horre ee saldhig booliis oo ku yaala magaalada Boosaaso. Qaraxa ayaa sababay dhimasho qofkii naftiisa haligay iyo dhaawac lix qof ah. Ninka qaraxa watay ayaa doonayey inuu gallaafto dadka naftooda oo aan waxba galabsan. Shayaadiinta Shabaab iyo kuwo la midka ah ayaa loo soo diray ineey shacabka Soomaaliyeed ay dillaan inta ay dili karaan iyagoo aan kalla sooceen. Arrintan ayaa waxaa ka danbeeya gacmo shisheeye oo doonaya in shacabka Soomaaliyeed ay si dhaqso ah ku dhameeyaan maadaama dagaalkii sokeeye uu waxba u tari waayey kuwii soo maleegay.

Gabaygii Abwaan Guure ee Shayaadiinta uu u Tiriyey

https://youtu.be/dIhSKmqy1AY

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*