26th July 2024  admin  Category :

Subax Hore illaa Habeenimo & Bulsho Tashatay (Taxanaha 1aad)
Bursaalax waa degmo gobolka Mudug waxa ayna kamidtahay degmooyinkii ugu dambeeyey ee PUNTLAND magacowdo. Waa magaalo dhicnacyo badan hormar ka gaartay, haddana horusocod hiigsaneysa | Warbixintan oo noo bilaabatay subax hore socotayna illaa habeenimo waxaa inoo haya Maxamed Xasan dhalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*