29th March 2024  admin  Category :

Taliyihii Naas nuujinta lagu keenay madaxtooyada Puntland oo ka duday madaxtooyada

Taliyihii madaxtooyada Puntland Barkhad Cabdullaahi Yuysuf , oo intaan Madaxweyne Deni oo ay isku beel ka soo wada jeedaan xilkan u magcaabin ka mid ahaa Waardiyaasha mid ka mid ah golaha Wasiirada madaxweyne Farmaajo ayaa maanta xilkii iska casilay.

Col. Barkhad Cabdullaahi Yuysuf oo maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu ka hayey Puntland ee ahaa Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland.

“Anigoo ah G/sare Barkhad Abdillahi yusuf taliyaha ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaan kudhawaaqayaa Maanta oo tarikhdu tahay 5/5/2020 inan iska casilay xilkii ahaa taliyaha cidanka madaxtoyada Puntland,” ayuu taliyaha ku yiri qoraal uu la wadaahay madaxtooyaa.

Col. Barkhad wax faahfaahin ah kama bixin sababta uu isu casiley, laakiinse waxa loo badinayaa in Kooxda Villa Wardhiigleey oo fariin u soo mariyeen wasiirkii hore ee uu waardiyeen jiray

https://allsanaag.com/deni-oo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-madaxtooyada-puntland/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*