23rd October 2024  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa ayaa la yimid been abuur cusub. Waxaad muuqaalka hoose aad ku arki kartaan shaqsiyaad laga keenay Burco iyo kuwo xoogaa lacag ah la soo siiyey kuwaas oo deegaanka u dhashay, iskana dhigaya ineey Puntland ka soo hor jeedaan. Fidinta been abuurka, iyo jahwareerinta maskaxda dadka, ayaa ah waji cusub oo ay la yimaadeen maamulka Hargeeysa ee fashilka ah.

NIMAN DADKII DHINTAY QABUURAYAASHA KA SOO FAGANAYA SI AQOONSI AY U HELLAAN, MIYEEY U DAAHAYAAN INEEY SOO ABAABULAAN DAD LACAG LA SOO SIIYEY IYO KUWO BURCO LAGA KEENAY?

https://youtu.be/_s70dP2yuDw

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*