23rd October 2024  admin  Category :

Shacabka ku nool degaanka Midigale ee gobolka Sanaag ayaa biyo xireen ay halkaasi ka hirgalisay dawladda Puntland uga Faidaysanaya Falashada Beeraha. Mashruucan ayaa ka mid mashaariicda uu madaxweyne Gaas ka hirgeliyeyey Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*