
9th June 2023 admin Category :
Cali Buureed Maalintuu ahaa wasiirka Kaluumaysiga Somaliland ee uu Siilaanyo sida dhuumashada ah badda u soo mariyey oo Laasqoray keenay , ayaa Odayaasha magaalada mid ka mid ah wuxuu u ii dhiibay Daynamaddii Ceelka Lasqoray oo markaas xumaatay, si Hargaysa loogu soo sameeyo . Ilaa hadda Daynamaddii waa ku mqan tahay Cali buureed , Maanta ninkii noocaas ahaa ahaa wuxuu u ordayaa Xildhibaan Puntland ah, isaga oo rajo ka qabo lacagta beesha Isaaq soo siiyeen inuu Gudoomiye Baarlamaan ku noqdo
Kaftanka Siyaasada 126 oo aad u xiiso badan todobaadkani
Qurbaawi iyo Dhoore oo danaynaya inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Puntland