9th December 2024 admin Category :
Wafdiga ka socday Hay’adda Save oo uu hogaaminayay Mohamed Abdiladiif Agaasime Ku Xigeenka Soomaaliya ee Save Childreen, Agaasimaha Qeybta Puntland Mohamed Abdiqaadir, iyo Madaxa Hay’adda Save Childreen Wasiiru Dowlaha Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland Cabdirashiid Cali Geele iyo Maayarka Badhan ayaa xariga kajaray biyo xidheen laga hirgaliyey Deegaanka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
Waxaa Rasmi ah hay’addu ku wareejisay Wasaaradda Deegaanka oo iyana ku wareejisay Maamulka Degmada iyo dadka Deegaanka si ay uga Faaideystaa.
Bulshadda Degaanka laga furay Biyo xireenka ayaa soo dhaweeyay, waxayna Hay’adda ay uga Mahadceliyeen la soco-shada Baahiyada Bulsho ee Muhiimka ah in wax laga qabto