7th September 2024  admin  Category :

Wafdiga ka socday Hay’adda Save oo uu hogaaminayay Mohamed Abdiladiif Agaasime Ku Xigeenka Soomaaliya ee Save Childreen, Agaasimaha Qeybta Puntland Mohamed Abdiqaadir, iyo Madaxa Hay’adda Save Childreen Wasiiru Dowlaha Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland  Cabdirashiid Cali Geele iyo  Maayarka Badhan ayaa xariga kajaray biyo xidheen laga hirgaliyey Deegaanka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

Waxaa Rasmi ah hay’addu ku wareejisay Wasaaradda Deegaanka oo iyana ku wareejisay Maamulka Degmada iyo dadka Deegaanka si ay uga Faaideystaa.

Bulshadda Degaanka laga furay Biyo xireenka ayaa soo dhaweeyay, waxayna Hay’adda ay uga Mahadceliyeen la soco-shada Baahiyada Bulsho ee Muhiimka ah in wax laga qabto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*