16th April 2024  admin  Category :

Beesha Xidig Oo Shir Weyn Kismaayo Ku Qabatay Fariina U Dirtay Farmaajo.

Waxaa Magaalada Kismaayo, Xarunta Maamulka Jubaland Shir balaadhan Isugu yimid Beelweynta Maqabul ee Ogaden, islamarkaana ah Beesha, uu ka soo Jeedo Cabdirashiid Xidig oo isku sheegay in uu yahay madaxweyne Jubaland.

Beeshu waxaa ay Si cad u sheegtay in Xidig yahay Xildhiban, Fadaraalka kamid ah Islamarkaana Axmed Madoobe yahay madaxweynaha Xaqa ah iyagoo sheegay in aysan La qabin Meeshu Hadallo iyo Ficilada Ka soo yeedhay Xidig.

Beeshu waxay Sheegtay in ay tahay wax lala yaabo In Farmaajo, Xidig U ISticmaalo in u Burbursho Jubaland balse taasi aysan Suur galay,

https://youtu.be/EGUbtAVvxvI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*