27th November 2022  admin  Category :

2017, wuxuu ahaa madaxa Alshabaab, maantana dawladdii Soomaaliyeed waxay leeyihiin waa Muwaadin Soomaaliyeed. ka dib markii dawladda Kenya Sheegtay in Alshabaab dalkeeda soo galay

Su’aalo kala duwan ayaa ka dhashay Sawirka nin ay Kenya soo bandhigtay oo ay ku sheegtay magaciisa Cabdi waaxid Khaliif Cabdi oo loo yaqaan Ciise Tarabuun, kaasoo bishii June ee sanadkii 2017 lagu qabtay howlgal ay Ciidamada Amniga Soomaaliya ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*