![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/02/28a-1-624x416.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Beesha Isaaq oo ka diiday IGAD inay Tukaraq ka baxaan
Gacan ku dhiigle Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xafiiska ku qaabiley wefti ka socda urur-goboleedka IGAD, oo uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee Ururkaasi u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Guyo oo uu wehelinaayey Cabdulkarim Maxamed oo ah la taliyaha arrimaha siyaasadda ee IGAD.