26th April 2024  admin  Category :

Suuqii  madoobaa ee caalamka ugu weynaa  ayaa  maanta xiran

Guud ahaan waxaa saaka xiran Ganacsigii Suuqa madow ee  ugu weyn ee caalamka  ee Bakaaro ee ku yaal magaalada Muqdisho , kaddib markii uu dhaqan galay go’aan shalay ka soo baxay Ganacsatada Gobolka Banaadir, kaasoo ay ku sheegeen ina shaqo joojin sameynayaan wixii ka bilowda maanta oo Axad ah.

Ganacsatada ayaa ka diidan canshuur ay dawladdu ku soo rogtay , waxaana shaqo joojintan ay jawaab u tahay sida ay sheegeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*