27th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Qarjab ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay duullaanka beesha Isaaq ay ku soo qaadeen Tukaraq. Wasiirka ayaa sheegay in beesha Isaaq ay tahay meesha nabad gellyo darrada iyo argagixisada looga soo dhoofiyo Koonfurta Soomaaliya si ay caalamka ugu sheegaan in ay iyagu nabad heestaan ayna mudan yihiin in la aqoonsado.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*