28th March 2024  admin  Category :

Bulshada ku nool Caad Saaran iyo Dooxa Dheer oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa kaga qeeyb qaatay dhismaha wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo boqol iyo labaatan neef oo ari ah iyo saddex neef oo geel ah. Dhismaha wadada ayaa si habsami ah u socota, dadkana waxeey dareemeen manaafacaadka wadada iyadoo aan welli la dhamees tiring.

Allsanaag,com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*