26th April 2024  admin  Category :

Awoowahay ayaa xadkii Ingiriiska iyo talyaaniga u dhaxeeyey sameeyey

Lix qabiil oo Waqooyiga Soomaaliya  degan ayaa la kala galay Ingiriiska lix heshiis  Qabiilka Dhulbahante iyagu wax heshiis ah lama gelin Ingiriiska oo waxay ku hoos yimaadeen Ingiriiska heshiiskii jeexida xudduuda Italian Somaliland iyo British Somaliand. Qabiil Isaaq la yidhaahdo oo wada socda oo heshiis la galay Ingiriiska ma jirin. Ma jirin wax la yidhaahdo “Somaliland” dad metelaya oo wada socda oo heshiis la wada galay Ingiriiska. Ereyga “Somaliland” wuxu ahaa magac ay dawlada Ingiriisku maamulka qabaa’ilka ay heshiiska la gashay iyo Dhulbahante ay ula baxday dhulkii ay deganaayeen iyadoo magacaa markii u horeeyey, maadaama “Dhul Soomaaliyeed” uu u taagan yahay, loo isticmaalay Koonfurta iyo magaalooyinka Baraawe.

Saleebaan Cali Koore, wxuu ka soo jeedaa beesha Dhulbahante, Nuur Axmed,  ee degta degmada Taleex oo ah magaaladii ugu horaysay ee qaaradda Afrika diyaarad lagu garaacay, ka dib narkii ay diideen gumaysigii reer Yurub.

Maanta Marabigan ugu magcaaban beelaha Isaaq wasiirka biyaha, ayaa isaga oo afkii waalida SNM ku hadlaya wuxuu leeyahay ciidankii ingiriiska ee xadka ingiriiska sameeyey Awoowihiis cali Koore inu madax ka ahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*