28th November 2024 admin Category :
Murashaxiinta Federaalku ay u wataan inay qabtaan hogaanka Puntland maxaa ka wada dhigay beesha ciise Maxamuud> , Sababtu waa inay khal khal siyaasadeed ka abuuraan caasimadda Puntland , iyaga oo adeegsanaya caasimadda ” anagaa degna” oo ay caan baxeen Faladeganka Puntland iyo koox taageersan
Siciid dheere, oo ahaa taliayaha Ciidanka daraawiishta Puntland intii argagixisadu ku jirtay buuraha Calmadow, ayaa maanta fariinta ay u soo dhiibeen federaalku ay tahay amnigaa wax ka qabanayaa.
Si aan marka kale umadda Soomaaliyeed afduub loogu haysan Caasimadda anagaa degna waa maalinta doorashada ka danbaysa la bilaabaa Caasimadda Puntland halka ay noqon doonto, sababtoo ah maalintii Garowe loo dooranayey casimadda Beelaha Puntland uma wada dhamayn
Maxaa ka wada dhigay hal beel, oo ah beeshii ka faaiiday dhisitaanka Puntland?