29th March 2024  admin  Category :

Warqadan hoos ku qoran waxay cadaynaysaa in Beesha Cawramale ee Warsangeli ay weligeed ka mid ahayd beelaha dega Jubbaland iyo Koonfur galbeed ee Soomaaliya. Warqadani waxay kaloo cadaynaysaa in beesha Cawramale ee Warsangeli ay qayb libaax ka soo qaateen nabadaynta iyo maamul u samaynta maamulka Jubbanlad.

Beeshani maaha beel maanta Cirka ka soo dhacaday ee waa beel leh Abtirsinyo iyo taarriikhda ay degaanadan yimadeen iyo sida ay ku yimaadeen. Maanta Waxa jira siyasiyiin ka soo jeeda beelaha Koonfurta Soomaaliya oo si khaldan u isticmaalaya Beelihii kale ee deganaa Jubbaland oo leh warbaahinta ka hor sheega in Cawramale ahayn beesha Warsangeli . Beelaha Jareer, Gaal Jecel iyo Jareer marna mahayn beesha Cawramale ee Warsangeli, mana noqon doonaan ee yaan lays daalin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*