29th March 2024  admin  Category :

Ozil oo 90,000 oo qof oo reer Muqdisho, Somaaliya cunto Af-fur ah ugu deeqay

Ciyaaryahanka Mesut Ozil, oo asalkiisu ka soo jeedo dalka Turkiga ayaa ugu deeqay $101,000 hay’adda laanqeerta cas ee Turkiga, si ay 90,000 oo cunto Af-fur ah ugu qaybiyaan Soomaaliya, taas oo lagu qaybin doono magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu gargaar cunto oo gaadhaya 2000 ugu deeqay qoysas ku nool Turkiga iyo Suuriya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*