26th April 2024  admin  Category :

Magalda Galkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa maanta waxaa kulan ku qaatey wasiiro ka kala socdey Puntland iyo Galmudug kulankaan oo ka dhacay hotel kuyaala xaafada wadajir ee koonfurta magalada Galkacyo oo ay ku kulmeen wasiirada labada dhinac maamulka  labada dhinac ayaa waxa ay kawada hadleen sida looga wada shaqeyn lahaa loona xoojin lahaa amniga iyo nabad galyada gobolka mudug guud ahaan gaar ahaana magalada Galkacyo.

Kulankaan oo saxafadu dibad jog ka ahyd  ayaa markuu soo dhamaday ayaa waxaa saxada lahadlay wasiirka degaanka ee dowladda Puntland Cali cabdulahi Warsame   wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Galmudug ayaa asaguna waxa uu kahadlay wax yabihii ay kawada hadleen wasiirada puntland iyo wasiirad galmudug ayagoo wasiiradu sheegeen labduba in laga wada hadlay sidi loo xoojin laha amniga guud ahaan gobolka mudug   wasiirka arimaha gudaha ee galmudug ayaa waxaa hadaladiisi kamid ahaa .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*