25th October 2024  admin  Category :

 

Kursigii Xildhibaanka  Beesha Sacad Yoonis ee Habar yoonis oo si Tuugnimo ah loogu dhacay Muqdisho

Kursigii Xildhibaanka beesha Sacad Yoonis ee Habar Yoonis, ayaa inta guri Muqdisho ku yaal la gaystay, duhur cad lagu dhacay dadkii sugaayey inay tartamaan . Waana sababta keentay in la diido in doorashadab  lagu qabto Xerada Xalane oo amnigeedu sugan yahay. Dorashada halkaa ka dhacday waxay ahayd mid aan sharci ahayn, oo ay ka maqnaayeen waxgaradkii, siyaasiyiinta Murashaxiintii iyo Isimaddi Sacad Yoonis

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*