15th August 2026 admin Category :
Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah ayadoo doorashada madaxweynaha JFS lagu wado in maalinta biri lagu qabto Muqdisho