26th July 2024  admin  Category :

Khadra Xayd, xaaska Geelaha Jabuuti ayaa Maleeshiyaad ay beel ka soo wada jeeda iyada iyo Horjoogaha SNM Muuse Biixi Jabuuti ugu soo tababartay si ay u ilaaliyaan Gacan ku dhiiglahaas

Taliska ciidamada ilaalada J dalka Jabuuti ayaa qabtay munaasibad tababar loogu soo xidhiyay 15 Askari oo ka soo wada jeeda beesha Habar awal ee Muuse Biixi ku ilaalin doona Guriga Morgan ee xooga looga haysto General Morgan

Ilaaladan oo ka soo wada jeeda beesha Habar awal, markii ay xaaska kaligii taliyahaJabuuti ay u xiraysay tababarka waxa lagu casumay Gudoomiyihii hore ee SSC Xaglo toosiye

Image

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*