
12th August 2026 admin Category :
Raysal Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Soomaaliya oo sheegay inuu ka tanaasulay baasaboorka Kenya
Raysal wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid ayaa dawladda Kenya u celiyey Passportkeedii ka dib markii ay laba mar oo kala duwan u diidday in uu foodda geliyo magalaada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Jibriil iyo wasiiru dawladaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari ayaa labadoodaba laga hor istaagay in ay ka degaan Nairobi maaddama oo iyaga oo Soomaaliya xil ka haya ay haystaan dhalashada Kenya.
BREAKING: Somalia's Deputy PM Surrenders Kenyan Passport
— Kawangware Finest ™ – Geoffrey Moturi (@cbs_ke) August 3, 2026
Somalia's Deputy Prime Minister Jibriil Cabdirashiid has officially surrendered his Kenyan passport and ID, complying with President Hassan Sheikh Mohamud's directive requiring ministers with Kenyan citizenship to renounce…







