Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay colaadii Laascaanood ee bulshada u adeegay
Intii ay socdeen dagaallada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, waxaa ku naf waayey dad badan oo qaarkood rayid ahaayeen halka kuwa …
Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay colaadii Laascaanood ee bulshada u adeegay
Intii ay socdeen dagaallada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, waxaa ku naf waayey dad badan oo qaarkood rayid ahaayeen halka kuwa …
Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Hargaysa ayaa waqti dheer lunsanayey hantida shacabka. Maamulkaas, ayaa iibsaday inta badan hantidii shacabka oo ay ka tagtay dawladdii Kacaanka hadii ay ahaan laheed iskuuladii, cisbitaaladii, xeryihii ciidanka, wasaaradaha iyo xafiisyadii kale ee dawladda, iyo boosas …
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xilli dhow Soomaaliya waxa ay noqon doontaa meel ka caagan argagixisada”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay …
Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo khudbad ka jeediyey kulan casha sharaf ah oo caawa loo sameeyey wafuud ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya
…Halganka guulaystay iyo dhacdooyinkii aan ka diwaan geliney.
…Magaalada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo u gaystay inta badan guryihii magaalada oo isugu jira ganacsi, deegaan iyo hanti kala duwan.…
Waa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada?
Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood bilowgii sanadkaan 2023 ka, magacyo badan ayaa soo shaac baxay, kuwaas oo hadal hayn ka dhaliyay baraha Bulshada Soomaalida. Cabdi Madoobe waa mid kamid …
Wafdi ka socda dawladda federaalka ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood si ay ugu kuur gallaan xaalladda ka jirta halkaas. Magaalada ayaa burubur uu ka soo gaaray dagaalkii ka socday Laascaanood, balse waxaa muuqata in magaalada ay haatan ku soo noqoneeyso …
Deeggaanka Milxo oo hoos tagata degmada Laasqoray ayaa maanta waxaa qabsaday dab kaas oo burburiyey inta badan guryihii halkaas ka dhisnaa. Ma jiro wax qasaaro nafeed ah, balse waxaa ku buruburay hantidii ay lahaayeen dadka deggenaa halkaas.
…17kii sano ee Laascaanood xooga ku haysteen beesha Isaaq ayeey wax badan ilaaween. Hadda ayeey soo xasuusteen
…