Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in …
Author Archives: admin
GOBOL MARAYKANKA AH OO AQONSADAY KHAATUMO
Gollaha deegaanka Magaalada St.Paul ee Magaalo madaxda Gobolka Minnesota ayaa maantay meel mariyey qarar ay ku aqoontanayaan doorashadii dhawaan ka dhacday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu yagleeyey Maamulka khaatumo SSC.Gollaha deegaanka ayaa kaloo sheegay in Magaalada Laascaanood & magaalad …
Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad
Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad
…R/W Xamsa oo kulan doceed kula yeeshay xarunta QM Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka
R/W Xamsa oo kulan doceed kula yeeshay xarunta QM Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka, Anna Bjerde, oo ay ka …
Maxaa ku qoran buugga Puntland ee mas’uulka loo ceyriyey
Maxaa ku qoran buugga Puntland ee mas’uulka loo ceyriyey
Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa shaqada ka joojisay agaasime-waaxeedka tayo dhowrka iyo manaahijta, Cabdulqaadir Yuusuf Nuux, sababo la xiriira buug iskuullada laga dhigo oo la mamnuucay. Warqadda shaqo ka joojinta waxaa …
Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey
Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York, ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin, tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga …
Shan goobood oo loo dalxiis tago oo ku yaalla dhulka Soomaalida
Shan goobood oo loo dalxiis tago oo ku yaalla dhulka Soomaalida
Gobolka Sanaag wuxuu leeyahay goobo caan ka noqday gayiga Soomaalida, kuwaas oo badankood ah kuwa loo dalxiis tago.
Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa shan meelood oo laga yaabo inaad …
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, …
SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH
Wasiirka Qorshaynta Puntland Hon. Mohamed S. Farole ayaa sheegay in Puntland ay leedaha Teesare aqoonsi oo casri ah oo in muddo ahba ay Soomaalidu qaadanaysay. Wuxuu intaa sii raaciyey haddad tahay Somali, meel kasta aduunka kaga dhaloo waa kuu banaan …
Dowladda UK oo taagero u fidisaday ciidanka Soomaaliya
Dowladda UK oo taagero u fidisaday ciidanka Soomaaliya
Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).…