Madaxweyne Culusoow oo mar labaad ku celiyey in Waqooyi iyo Koonfur wax loo qaybsanayo, Madaxweye Culusoow ayaa hadalkan sheegay wax yar ka dib markii uu la kulmay Siyaasiyiinta Khaatumo ee dhowaan sheegay inaanay Puntland ka mid ahayn
…Author Archives: admin
Waa kuma Nageeye Cali Khaliif, maxay se dowladdu ka tiri?
Waa kuma Nageeye Cali Khaliif, maxay se dowladdu ka tiri?
Lix iyo soddonkii saac ee u dambaysay waxaa baraha bulshada Soomaaliga qabsaday sawirka iyo magaca Nageeye, oo ah shaqsi aad loo yaqaan islamarkaas na abuuray hadalhayn weyn.
Waxaa la faafiyay …
Halgankii Khaatumo oo la afduubtay
Halgankii dhiiga loo daadiyey maanta waxa la hoos geeyey HAG iyo Heritage.
Shacabka gobolka Sool oo dhowaan iska xoreeyey maamulkii xooga ku haytay ee SNM iyo horjoogayaashii u shaqayn jiray , oo shacbku intooda badanI sugayeen inay maamulka gobolkooda gacanta …
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye …
8 SANO IYO 30KM: WADADDA CEELDAAHIR-CEERIGAABO
8 SANO IYO 30KM: WADADDA CEELDAAHIR-CEERIGAABO. Waxa qoray Ahmed Abdilahi Mohamed
Sanadkii 2015-kii Bishii 5-aad waxaa wadadan dhagax dhigay Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Wadaddan ayaa ka bilaamaneesa Magaalada Ceeldaahir kuna dhamaaneesa Caasimadda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, taas oo dheraar ahaan gaareesa …
Hal maalin ayuu lix jeer wadnuhu istaagay taas oo noloshiisa wax ka badashay
Hal maalin ayuu lix jeer wadnuhu istaagay taas oo noloshiisa wax ka badashay
Ardeygii uu wadnuhu istaagay lix jeer hal maalin gudaheed ayaa waxa uu go’aan ku gaaray in u uku daydo ama uu waddadiisa qaado dhakhtarkii naftiisa badbaadiyay.
Atul …
Hogaamiyaha Khaatumo oo gaaray Muqdisho
Hoggaamiyaha maamulka KMG ee degaanka Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye ayaa maanta soo gaarey magaalada caasimadda ee Muqdisho. Wafdiga oo inta ay joogaan magaalada Muqdisho wadahadal la yeelan doona madaxda DFS , ayaa waxaa Garoonka Diiyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay …
Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga
Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga
Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo ay xiriir ku yeelanayaan Israel iyo Sacuudi Carabiya, balse walaac …
Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday
Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday
In ka badan konton sano ayaa laga joogaa markii Annalena Tonelli ay timid Afrika markii u horreysay, isla sida oo kale labaatan sano ayaa laga joogaa markii lagu dilay …
Ururkii xag jirka ahaa ee Heritage oo layska wada xaadiriyey
Ururka xag jirka ah ee Heritage ee Xaruntiisu tahay Muqdisho, uuna maal geliyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Cumar Geele , ee ujeedaddiisu tahay in Beesha Daarood loo kala qaybiyo Waqooyi iyo …