Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan looga hadlay Ajandaha Shirka …
Author Archives: admin
Fariinta Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Frmaajo oo soo dhoweeyey shirkii Puntland gogosheeda dhigtay
Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran ah oo lagu wajahayo xaaladaha taagan …
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Giorgia …
Hadalkii Ilhaan Cumar ee muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dood ka abuuray Mareykanka
Hadalkii Ilhaan Cumar ee muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dood ka abuuray Mareykanka
Xildhibaan sare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo Congraess-ka ku matasha gobolka Minnesota inay is casisho kadib khudbad ay …
Aqalka Cad oo lagu cadaadinayo inuu ka jawaabo weerarkii Jordan
Aqalka Cad oo lagu cadaadinayo inuu ka jawaabo weerarkii Jordan
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuusan dooneyn dagaal uu la galo Iran. Hadalkan oo ku soo beegmay xilli madaxweyne Biden uu wacad ku maray in Mareykanku ka jawaabayo weerar …
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka Sacuudiga ,ahna madaxa xarunta King Salman ee gargaarga deg-degga ah.
Kulankaan …
Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto?
Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto?
Maraqan adag, ee laga sameeyay yaanyo iyo caanaha garoorka oo adag, laguna daray subag iyo dhir aan badneyn, ayaa aad loogu iibiyaan maqaayadaha dalal badan, iyadoo Soomaalida dhexdeedana uu caan ka …
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Shire iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, …
Imaaraadka iyo dilalka Yeman
Imaaraadka oo ay u kiraysan yihiin Dad laaya siyaasiyiinta Yemaneed
Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah si ay u dilaan siyaasiyiin u dhashay Yemen.
<blockquote class=”twitter-tweet” data-media-max-width=”560″><p lang=”tl” …
Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya’
Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya’
Shir ay Jimicihii yeesheen Xisbiga Barwaaqada ee haya talada Itoobiya ayaa waxa isugu yimid masuuliyiinta ugu sareeya ee waddankaas, sida ra’iisul wasaare Abiye Ahmed.
Shirkaas oo ay uga hadlayeen arimaha Itoobiya, sidoo …