Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Booqashada madaxwaynaha ayaa ku saabsan taageero uu raadinayo wax ka beddelka dastuurka taas oo uu kala kulmay diidmo ku aadan habka uu u doonayo in uu u ansixiyo iyada oo ay ka …
Author Archives: admin
Maxaa ka jira in diyaarado isticmaalayay hawada Soomaaliya xog qaldan la siiyay oo ay qalqal galeen?
Ilo ka tirsan ha’yadda duulista rayidka Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliland ay qaaday dhawr tallaabo oo ay ka mid yihiin in ay shiday qalabka VHF oo ah mid loo isticmaalo in lagula xariiro diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya kaas …
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY SARAAKIISHA IMAARAATKA EE KU GEERIYOODAY WEERARKA MUQDISHO
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY SARAAKIISHA WALAALAHA IMAARAATKA EE KU GEERIYOODAY WEERARKA MUQDISHO
Muqdisho, Feberaayo 10, 2024; Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay …
Askari Weerar Gaystay
Askari ka tirsan ciidan tababar uu uga socday xeradda Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa laayey saraakiil iyo ciidankii kale, ciidanka la laayey ayaa waxaa ku jira saraakiil ka socday dalka Imaaraadka. Inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay 17, waxaana dhaawacantay in …
Golaha Shacabka oo ansixiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee EAC
Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC.
Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood …
Wax ka ogow isbedallada iyo waxa ku soo kordhay arrimaha Xajka ee Soomaaliya Sanadkan
Waxaa foodda nagu soo haya mowsimka Xajka ee sannadkan oo dhowr bilood ay naga xigaan, waxaana durba la bilaabay hawlaha loogu diyaar garoobayo.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo guddiga Arrimaha Xajka ayaa sannadkan shaaciyey khidmada lacageed ee …
Maxaan ka ognahay heshiiska difaaca ee dhex maray Soomaaliya iyo Turkiga
Wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis isugu jira mid difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ayadoo, sida la sheegay, ‘sare loogu qaadayo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal ka dhaxeeya iyo deganaanshaha gobolka’.
Yasar …
Hoggaanka Maamulka Awdal oo Muqdisho lagu soo Dhaweeyay
Hoggaanka maamulka Awdal ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho si ay ulla kulmaan Dawladda Federaalka. Hadaba, Dawladda Federaalka ayeey tahay in ay wax la qabato maamulka Awdal si hadafka SNMta iyo gooni goosatadda meesha looga saaro.
…Golaha Wasiirada oo Ansixiyey 10 Safiir oo dalalka Caalamka uga hawlgeli doona Soomaaliya
Kullankii golaha wasiiradda ee maanta ayaa lagu ansixiyey 10 safiir; Safiiradda ayaa magacyadooda ay kalla yihiin:
1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane)
2. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi
3. Cali Cabdi Awaare
4. Cali Maxamed Abuukar (Ali Wolf)
5. Bashiir Xasan Xaaji…