26th July 2024  admin  Category :

Askari ka tirsan ciidan tababar uu uga socday xeradda Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa laayey saraakiil iyo ciidankii kale, ciidanka la laayey ayaa waxaa ku jira saraakiil ka socday dalka Imaaraadka. Inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay 17, waxaana dhaawacantay in intaa ka badan. Argagixisada ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*