26th July 2024  admin  Category :

Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC.

Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood ah oo ay hay’adaha sharci-dejintu ku ansixiyaan heshiiska ay Soomaaliya sida rasmiga ah ugu biireyso EAC.

Tallaabadan ayaa Soomaaliya ku sii dhoweyneysa in ay dhammeystirto hannaanka ay kaga mid noqoneyso EAC.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*