Gugii 1996 dii, ayaa wiil yar ku dhashay degmada Dhagax-buur oo haatan ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida. Wiilka ayaa u dhashay qoys ganacsi yar ku lahaa deegaankaoo nolosha uun ay ku dabaraan.
Xilligaas ma jirin rajo sidaas oo wayn oo …
Gugii 1996 dii, ayaa wiil yar ku dhashay degmada Dhagax-buur oo haatan ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida. Wiilka ayaa u dhashay qoys ganacsi yar ku lahaa deegaankaoo nolosha uun ay ku dabaraan.
Xilligaas ma jirin rajo sidaas oo wayn oo …
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta in ay ku guulaysatao jagada guddoomiyaha ururka Midowga Afrika oo hadda uu ku fadhiyo Musa Faki Mahamat.
Soomaaliya oo la sheegayo in ay kamid tahay musharrixiinta ugu cadcad ee kursigan ayaa waxa ay u …
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay halista damaca gurracan ee Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay xasilloonida …
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u digay dalalka reer Galbeedka, isaga oo sheegay in ay bilaabayaan dagaal loo adeegsado hubka nuclearka haddii ay ciidamo u diraan dalka Ukraine. Waxa uu sheegay inuu haysto …
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ka shaqaynayao arin uu ku fashilmay markii uu madaxwey ahaa
…Maanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaaleynta iyo Dib-uheshisiinta Jubbaland ayaa ka warbixisay habsami …
Puntland oo rag kasoo jeeda Marooko dil toogasho ah ku xukuntay
Maxkamad ciidan oo ku taal magaalada Boosaaso ayaa xukunno kala duwan ku ridday rag isugu jira Soomaali iyo ajaaniib lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Daacishta Soomaaliya.
Raggan …
Culusoow iyo Abiy Axmed oo markii saddexaad isku arkaya shir caalami ah
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa ku sugan raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyo sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee maanta gaaray.…
Akhriso Beelaha ay soo jeedaan Wasiirada dawladda Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Saciid Deni
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub.
1. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa mar kale loo magacaanay Maxamed …