Author Archives: admin

Tacsi Farah Bashiir

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii qaraabaddii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Farax Bashiir oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Marxuumad Farax Bashiir , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii …

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Lionel Laurens iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, ayaa looga hadlay sidii loo …