Taliyaha ay Beesha Hawiye is hayaa oo horay u sheegay in dawladdu tahay Abgaal iyo Habar gidir
=”true” allow=”autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share” allowFullScreen=”true” …Author Archives: admin
Wiil Somaali ah oo dilay gabar xiriir kala dhaxeeyay kadibna is-dilay
Magaalada Colombus ee gobola Ohio waxaa ka dhacay dil la sheegey in uu geystay wiil Soomaali ah, kaas oo toogtey gabar kale oo Soomaali ah oo la sheegey inuu xiriir kala dhaxeeyay.
…Muxuu yahay geedka Soomaaliya aan looga faa’iideysanin ee dunida muhiimka ka ah?
Dacarta Cas waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, hase yeeshee khubarada dhinaca seyniska waxay aaminsan yihiin inuu yahay geed dhif ah oo ay adag tahay in la helo.
Horaantii sanadkii lasoo dhaafay, Dr. Mary Barkworth oo …
Su’aalo caawa Dhuusamareeb lagu weydiiyey Madaxweyne Culusoow .
Mudada madaxweyne Xasan Culusoow xilka uga dhiman. Mala dhamaynaa kooxda AS dalka Soomaaliya oo dhan? Daawo jawaabta.
…Gabadha laba jirka ah ee muranka ka dhex dhalisay Jarmlka iyo Hindiya
Gabadha laba jirka ah ee muranka ka dhex dhalisay Jarmlka iyo Hindiya
Kiiska gabadhaan yar ayaa soo jeediyay dareenka dawladdaha Hindiya iyo Jarmalka. Kadib markii ay dad Hindi ah dibadbaxyo ka dhigeen magaalooyinku yaalla Hindiya, halka qurbajoog Hindi ah ay …
YAA QORAY WARQADAN?
Warbixintan ku salaysan nacaybka beesha Warsangeli iyo degaankeeda oo sida muuqata taageerta Alshabaab yaa qoray? Maxayse ka ogyihiin Madaxda iyo siyaasyiinta Warsangeli ee u shaqeeya maamuka Puntland.
Warbixin lagu sheegay inay qoreen Saamilayda Soomaaliya, oo ay wax ka ogtahay dawladda …
Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo
Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka.
Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa doonaya in Marayanku uu maalgashado …
Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye
Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye
Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku geeriyooday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi.
Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaqiijiyay …
Maxay tahay sababta uu Sheekhan u diiday inuu isku mehriyo lammaane is guursanayay?
Maxay tahay sababta uu Sheekhan u diiday inuu isku mehriyo lammaane is guursanayay?
Axaddii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ka dhacday arrin hadal-heyn badan dhalisay, kaddib markii sheekh magaalada caan ka ah uu diiday inuu isu …
Tuuga ugu caansan Soomaaliya oo xil loo magcaabay
Ha’yad Cusub oo la sameeyey ayaa madax looga dhigay Tuug hore iyo Argagixiso hore
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqday xarun cusub oo qaabilsan cilmi-baarista iyo ka hortagga fikirka xagjirnimada oo Soomaaliya muhiim u ah, maadaama ay ka dagaalamayaan kooxo …