Hub ka dhigis lagu sameyey Maleeshiyaakii SNM ee ku sunnayd gobolka Sool.
Ciidanka SSC, ayaa saaka u xoog sheegtay maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa Maraaga, taas oo sababtay in imarkii danbe hub ka dhigis lagu sameeyo maleeshiyaadkii beelaha Isaaq
…Hub ka dhigis lagu sameyey Maleeshiyaakii SNM ee ku sunnayd gobolka Sool.
Ciidanka SSC, ayaa saaka u xoog sheegtay maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa Maraaga, taas oo sababtay in imarkii danbe hub ka dhigis lagu sameeyo maleeshiyaadkii beelaha Isaaq
…Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa laga siidaayay xabsiga Fulton County ee magaalada Atlanta, ku dhawaad 20 daqiiqo oo uu halkaas ku jiray, kadib markoo lagu soo eedeeyay dambiyo la xiriiran isku daygii uu ku doonayay in uu ku …
Maxaa ka danbeeya hadalka Mooryaanta Xamar ee Dekeda Garacad?
…Dawladda Xasan Culusoow oo Dekedda Garacad ku qabsatay shacabka iyo Dawladda Puntland
…Hadraawi, raali ma ka noqn lahaa sida qabyaaladaysan ee Dugsiga loogu magac daray
Allah ha u naxariistee Sheekh Ibraahim, oo ka soo jeeday degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa ahaa Sheekh aad looga yaqaanay gobolka Togdheer oo wax baray caruur …
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaadshiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.…
Maxaan ka ognahay Xerada Goojacadde?
Xerada Goojacade waxay badhtama magaalada Laascaanood u jirtaa 8 km, iyadoo kaga aaddan jihada waqooyi bari, inkasta oo haatan dhismayaal teelteel ahi ay gaadheen aaggaas.
Warshadda biyaha sifaysa ee Nugaal iyo ta kale ee Saafi …
Ra’isul Wasaaraha XFS oo la kulmay Wasiirada Warfaafinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed
Xamsa Cabdi Barre Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta XFS, Wasiirada Warfaafinta dowladaha xubnaha ah dowladda Federaalka iyo Agaasimaha guud ee …
Daladda Bariga Afrika: Soomaaliya oo su’aalihii ugu dambeeyay lagu weydiinayo Nayroobi
Magaalada Nairobi ayaa loo fadhiyaa kulan ay leeyihiin Soomaaliya iyo dallaka Afrikada bari, kaasoo looga arrinsanayo ku biiritaanka Soomaaliya ay ku biirayso urur goboleedka Afrikada Bari.
Sida ay wafdiga …
Laascaanood, ma waxay doonaysaa madaxweyne mise xorayn Soomaali diidka laga kiciyo?
Laascaanood waa meel ay ka socoto sheeko la magac baxday Alfu-Layl, Waan Joognaa ee na Arka iyo magaalada aan iska dhex taxtaxaashno. Waxay sheekooyinkaas ku tusinayaan sida ciidanka yimid …