26th July 2024  admin  Category :

Askariyad lagu dalcsiiyey ilmo gaajoonaya oo ay nuujisay

Sarkaal Booliis ah oo ka soo jeeda Dalka Argentine ayaa la dalacsiiyey maalintii jimcaha ka dib marki la arkay iyada oo naas nuujinaysa ilmo yar oo macluuli hayso oo aan nafaqo lahayn oo ku jiray Cisbitaalka

Celeste Ayala, waa hooyo sadex caruur ah haysata, waxay shaqo u joogtay Cisbitaalka Sor Maria Ludovica Children’s Hospital ee ku yaal magaalada Buenos Aires ee dalka Argantiin asbuucii hore markii ay maqashay Cunug ooyaya , sida laga soo xigtay joornaalka Guardian. Marcos Heredia, mid ka mid ah askartii la joogtay , ayaa sawirka ka qaaday oo soo dhigay Facebook
‘” Waxaan doonayaa in bulshadu igaga dayato arintan jcaylka ah oo aan maanta u sameeyey cunugan, kaas oo aanan aqoon, laakiin aanan haba yaraatee waxa hakad ah gelin inaan ula dhaqmo sidii aan hooyadiis ahay” Hereda waxay ku qortay facebook .
Ilmaha ay Ayala naasnuujinaysay ayaa wuxuu ka mid ahaa lix caruura oo walaalo ah  oo ay macaluuli haysay sida lagu soo qoray warbaahinta daklkaas
Ayala waxa loo dalacsiiyey Saajin buuxa sida uu sheegay Cristian Ritondo, oo ah wasiirka amniga gobolka Buenos

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*