29th March 2024  admin  Category :

Xasan Culusoow, markii hore ee uu ku guulaystay ee hogaanka Soomaaliya, wuxuu ku guulaystay inuu Maleeshiyaad beeleed ka soo wada jeeda Belaha Hawiye uu qoqo, isaga oo ku sheegaya Ciidan Qaran.

Madaxweynihii ka danbeeyey Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isaguna waxba kama bedelin oo ma dhisin ciidan Qaran ee Maleshiyaadkii sida xaaraanta ah lagu dhisay ayuu si xalaaleeyey oo qaarkood uu sii dalacsiiyey.

Maanta Soomaaliya waxa ciidan qaran u ah Maleeshiyaad hal beel ka soo wada jeeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*