26th July 2024  admin  Category :

Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF waxa ay markasta u idman yihiin difaaca diintooda, dalkooda iyo dadkooda. Waxa ay ka hawlgalaan taako walba ka mida Badda iyo Beriga Puntland. Muwaadin la wadaag dhamaan ciidamada wax kasta oo liddi ku ah Amniga iyo xasiloonida DPL.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*