11th December 2024 admin Category :
Lacagtii Xasan Culusoow iyo kooxdiisu ay ku bixiyeen in maamulka Jubbaland aan la dhisin, waxay ku bixin lahaayeen haddii nidaam iyo Dawladnimo fahmayaan lacagta yar oo ay uga mid noqon lahaayeen Bulshada Caalamka oo maanta Soomaali caqabad ku noqotay . Maalmihii taageerayaasha Xasan Culusoow diidanaayeen in la dhiso maamulka Jubbaland waxay oran jireen ” Dawladan KMGkii waa ka baxaday oo waa dawlad la aqoonsan yahay dawladani.
http://www.un.org/en/ga/about/art19.shtml