26th April 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah Agaasimiyaashii Talifishanka Muqdisho oo is casilay, sheegayna inaanu waxba ka ogayn Warqaddii lagu doonayey Gabdho gaar ah oo qaab dhismeedkoodu fiican yahay in la shaqaalaysiinayo

Tifaftirahii Telelishanka ku magcaaban Telefishinka Qaranka Soomaaliya SNTV, Feysal Muuse ayaa maanta shaaciyay inuu is casilay, kadib 3 sano oo uu howshan hayay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*