27th November 2022  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   dhamaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee   Maxamuud Xirsi Cabdi, oo maanta ku geeriyooday dalka Ingiriiska

Marxuum   Maxamuud Xirsi Cabdi  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*