29th March 2024  admin  Category :

Hay’adda WFP ayaa ka cabatay adeega dekedda Berbera oo ay la wareegtay shirkadda DP World. Hay’adda ayaa ku hanjabtay ineey adeegooda ulla wareegi doonaan dekeddo kalle haddii aan cabashooyinkooda wax laga qaban. WFP waxaa Berbera u soo mara dhamaan raashinka u kalla socoda Yemen, Itoobiya iyo Soomaaliya.

Sidoo kalle, maamulka Hargeeysa waxeey sheegeen in DP World ay la wareegtay  dhamaan cisbitaaladii, adeegyadii biyaha iyo welliba korantadii Berbera. Waxaa is weeydiin leh, DP World ma deked maamulkeedeey u timid, mise in xitaa ay la wareegto kawaankii hilibka?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*