26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa safar shaqo u aaday maanta dalka Sacuudiga. Safar ayaa qaadan doona labo maalmood, waxaana la fillayaa in is afgarad uu ku soo dhamaan doono kulankaas uu la yeelan doono boqorka dalkaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*