27th November 2022  admin  Category :

Wiilkiisu wuxuu ahaa argagixisada caalamka , Isaguna wuxuu hadda abaabulayaa Fal argagixisnimo ah oo degaano maanta nabad ah uu doonayo inuu dhulka dhigo sida uu sheegay

Faysal Cali Waraabe, oo haysta dhalashada Yuribiyan, ayaa balan qaaday inuu gubi doono oo dumin doono degaanada maanta nabadda ah ee Puntland

Xuseen Faysal Cali Waraabe oo la baxay magaca (Abuu Shucayb) , ayaa sidan oo kale horay ugu dhaartay oo caalamka iyo Soomaaliduba ayna rumaysan xilligadhaartiisa inuu dad laynayo. laakiin markii danbe isaga oo ka mid ah argagixisada Caalamka dhoof u aaday dalka Syriya oo halkaas dad ku dilay , degaano nabad ahna ku buburiyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*