26th April 2024  admin  Category :

Maamulka Jubbaland oo taageeray go’aamadii ka soo baxay Shirka Wadatashiga Puntland

Maamulka Jubbaland ayaa taageeray go’aanadii ka soo baxay Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe.

War saxaafadeed ka soo baxay Xagiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in shirkaas lagaga arrinsanayay arrimo muhiimad weyn mustaqbalka Puntland iyo kan Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*