30th April 2024  admin  Category :

Taliyihii hore ee Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa kula taliyey beelaha Hawiye inay alshabaabka ay iska saarayaan ay ku hubsadaan inay galaan buuraha Cal madow oo ay horay halkaas ay xoog ku jeegeen dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Raxanweyn ee uu Taliyuhu ka soo jeedo.

Taliye Mahad ayaa ahaa la taliyihii madaxweyne Fsarmaajo ee dhanka amniga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*