26th November 2024 admin Category :
Wasiir ka soo jeeday beesha Dhulbahante , oo u shaqaynayey maamulka beesha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM. ayaa shaqadiisii xalay laga qaaday., ka dib markii uu shaqada ka eryey Agaasime ka soo jeeday beesha Isaaq ah oo ka amar qaadan waayey.
Baashe Cali Jaamac hadalkan uu muuqaalka hoose ku sheegay ayaa shaqadii uu ka hayey maamulka SNM uu ku waayey. Baashe oo ku magcawnaa wasiirka Biyaha ayaa xalay saqdii dhexe shaqada laga qaaday, Waxaana lagu bedelay mid kale oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo ayna ceebta magac xumada bahdilka iyo dheg xumadu ayna karayn
https://youtu.be/sUDc04A6ZrY
Bashe cali Jaamac waxa loogu jawaabay hoos ka daawo. Isaga oo lagu jees jeesayo ayaa la yiri ‘ Xalay ayaan ka wada hadalnay in shaqada ka qaado
https://youtu.be/Qt71c8ZeZHw
Markaan arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka beelaha Isaaq
Markaan Tixgeliyey:Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha beesha Isaaq.
Markaan Ku Qancay taladdii Odayaashii beesha Isaaq. Anigoo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxaan digreeto
madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-4377/122016uu caawa xilka qaadis ugu sameeyey Wassirkii Faqashta ahaa ee guuxiisa ka dheereeyey Bashe Cali Jaamac