29th November 2024 admin Category :
Nimanka wax haysta ee Puntland uma hogaansmin Bandowaga, dadka Danyarta ah ayuun baa dhibban.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdiweli Mire ,ayaa sheegay in Bandowga ayna u hogaansamin dadka wax haysta iyo maal qabeenada, hudheellada iyo goobaha caanka ah hoosta ayaa laga soo xidhaa,..dadka danyarta ah ayaa aad u dhibban sharcigana u hoggaansamay”