3rd February 2025 admin Category :
waa Maxay sababta madaxda Puntland ee Baydhabo tagtay ay ugu tacsiyadeen waayeen 15kii qof ee Soomaaliyeed ee lagu dilay Koonfur galbeed iyaga oo lagu khasbayo hogaamiye ayna doonayn
Madaxdii Puntland ayaa ka soo laabtay Caleemo saarkii madaxweynaha lagu muran san yahay ee Koonfur Galbeed. Sidoo kale Bulshada Puntland ayaa madaxda Puntland ka sugaysay mar haddii ay Baydhabo rageen inay ka tacsideeyaan 15 Qof ee Soomaaliyeed ee lagu dilay magaaladaas. Taasi ma dhicin oo waqti badan ayaa madaxda Puntland ku lumiyeen sidii laysaga gadi lahaa madaxdii ka socotay dawladda Federaalka iyo Villa Wardhiigleey, oo intooda badani mucaarad ku yihiin Puntland
Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay